Aqoonta bulshada = samfunnskunnskap waa maaddo lagu barto dugsiga oo ku saabsan barashada bulshada.
Bulsho = samfunn koox dad ah oo si uun isugu xidhan. Waxa jira bulshooyin badan, qaar wawey iyo qaar yaryar
Wadajir = samhold istaakulayn ama is kaalmayn
Xeerar amar ama xeer ay tahay in la raaco si ay habsami u jirto
Caadooyin = Normer xeerar aan qornayn. Xeerar aan la qorin.
Hidde = kultur ereygan asalkiisu waxa u uka yimi afka Laatiinka waxa macnihiisu yahay ’wax beerid’ taasi oo ah wax bani aadamku abbuuray, waxa ay noqon kartaa waxbeerashada, fanka, wershadaha iyo qaabdhismeedka bulshada
Dhaqan = Tradisjon wax muddo si caadi ahaan loo samaynayay
Diin = religion caqiido ama iimaan, badan hal ilaah ama in kabaan la aaminsanyahay
Sharciyo = Lover xeerar la qoray ama la diiwaan geliyay
Dastuur = Grunnlov sharciyada u dejisan Noorwey
Sharciga ciqaabta = straffeloven xeerar qoran oo ku saabsan ficilada ciqaabta mudan sida xatooyada, kharibaadda iyo xoog adeedsiga
Sharciga waddo-marista xeerarka u qoran waddosocodka.
Sharciga waxbarashada xeerarka u qoran dugsiyada Noorwey
Sharciyo dugsi xeerarka dugsi kastaa gaar u samaysto
Xeerarka habdhaqanka interneteka xeerarka qaabka uu qofku u dhaqaymayo Interneetka.