Qayb dal = Landsdel: Qayb ka mid ah Noorwey.
Maayadda Gacanka = Golfstrømmen: Maayad kulul oo biyaha ka soo wadda badda kariibiyanka keentana Waqooyiga Yurub iyo Noorweey.
Cadceedda saqdadhexe = Midnattssol: Wixii waqooyiga ka xiga cidhifka adduunka qorraxdu weligeed kama dhacdo xilliga Xagaaga. Maaliintii iyo habeenkiiba waa iftiin.
Waqtiga mugdiga = Mørketid: Wixii waqooyiga ka xiga cidhifka adduunka qorraxdu uma soo baxdo xilliga Jiilaalka. Maalintii iyo habeenkiiba oo dhan markaa waa mugdi.
Saami = Samer: Dadka asalkii degganaa Noorweey, Iswiidhan, Fiinlaan iyo Ruushka.
Khayraad = Ressurs: Råstoff eller reserve som vi kan utnytte, for eksempel vannkraft, olje og skog.
Waxsoosaar = Næring: Wax lagu noolaado (adeegsiga khayraadka)
Industri: sancaynta alaabta ceydhiin iyo soosaarridda badeecadda. ofte i stor skala. Mashiinada ayaa qayb muhiim ka ah soosaarridda.
Da’aa = Nedbør: Roob, roob barafleh, roob dhagaxaale ama baraf.
Magaalo madax = Hovedstad: Magaalo madax waa magaalada hoggaanka siyaasadeed ee waddan deggan yahay. Waa magaalada sida badan ugu weyn, balse sidaas maaha markasta,
Dabeecad dihin = Uberørt natur: Dabeecad aan bani aadam weli raad ku yeellan.
Cilmi-baadhis = Forskning: Baadhitaan habaysan oo qotodheer si loo helo cilmi cusub loona kordhiyo aqoonteena.
Maar = Kobber: Curiye. Bir jilicsan oo si fudud loo qaabayn karo. Waa birta ugu muhiimsanayd taariikhda macdan qodashada Noorweey.