Xilligii Qaddiimiga = Antikken : muddo u dhexaysa qiyaastii 700 C. H. ilaa 500 C. D.
Agoora = Agora: suuq ama seylad, meel la isugu yimaaddo dawlad yareedkii Giriiggii hore.
Dawlad yar = Bystat: gobol maamul gaar ah leh.
Shir dadweyne = Folkeforsamling: ragga xorta ah oo isu yimi oo ka dooday oo go’aamiyey sharciyo iyo xeerar
Dimoqraadiyad = Demokrati: dadka ayaa go’aanka ka qayb qaadanaya sida waddanka loo maamulayo.
Sharafdhac = Unåde: aan loo jixinjixin
Filasoof = Filosofer: qof su’aallo muhiim ah soo jeedinaya oo ku saabsan nolosha iyo adduunka.
Wadahadal = Dialog: hadal u dhexeeya laba qof ama in ka badan.
Khurufaad = Myter: Gamle fortellinger om guder.
Masiibo =Tragedie: riwaayad murugo leh.
Majaajillo = Komedie: riwaayad qosol badan.
Ciyaartooy = Atlet: ciyaaraha ku tartama.
Ciyaaraha shanlayda = Femkamp: Ciyaar shan ciyaarood oo kala duwan ka kooban.