– Waxa aan adeegsanaa tiro marka aan wax tirinayno.
– Iyo marka aan wax xisaabinayno, ayaa Daniel yiri.
– Waxa kale oo aan tiro u adeegsanaa koodhadhka iyo lambarka qofkasta leeyahay waddanka deggani, ayaa Alan ku jawaabay
– Maanta waxa aan ka hadli doonaa tiro, barihii baa yiri. – Waa maxay tiro?