Xog = Data – warbixin dhab ah
Habayn = Systematisere – hab u samayn, hannaan sahlaya in aan aragti guud
Bandhigid =Presentere – tusid
Tuse = Tabell – tirooyin lagu ururiyey dhinactaxyo iyo joogtaxyo, oo qoraal sharaxayaa ka horreeyo ama ka korreeyo.
Dhinactax = Rad – badad isu dabaayaal si jiif ah oo tuse ku jira
Joogutax = Kolonne – badad isu dabayaal si joog ah oo tuse ku jira
Garaaf jiitimeed = Søylediagram eller stolpediagram – bandhigid xog oo tirooyinka lagu tusayo sida jiitimo ama tiirar.
Dhidib = Akse – halkan waxa looga danleeyahay xarriiq jiif u taal iyo mid joog u taal ee garaaf jiitimeedka oo mid ku siinayo waxay tiirarku ku tusayaan midna muujinayo tirada dhererka tiirarka.