Duubid = runde av – loo duubay tobnaad ugu dhow 1,2, 3,4 waa la tuurayaa. 5,6,7,8,9 waxay ku siinayaa tobnad dheeraad ah. Tusaale: 23 ≈ 20, 38 ≈ 40, 54 ≈ 50, 15 ≈ 20
Qiyaas = overslag xisaabin iyada oo lambarada la fududaynayo si loo helo wax u dhow jawaabta si sahlan
Isugeyn = addisjon mid ka mid ah afarta xisaabfal, ku lid ah xisaabfalka kalagoynta
Lagu daray = pluss sumadda isugeynta
La isku daray = legge sammen tiraabta isugeynta
kalgoyn = subtraksjon mid ka mid ah afarta xisaabfal, ku lid ah isugeyn
laga jaray = minus sumadda kalagoynta
la kala jaray = trekke fra tiraabta kalagoynta
tobnaad, koowaad, tobneed iyo boqleed- rugaha habdhiska rugaha lambaradeena
Jajab tobanle = desimaltall tiro ay ku jiraan wax ka yar hal, waxaan uga jeednaa tobneed, boqleed iwm.
Maskax ka xisaabin = hoderegning xisaabin adigoon adeegsanayn waxaan maskaxdaada ahayn