Waxay isku waafaqeen inay isku dayaan inay ogaadaan iyaga oo qiyaasaya. Selma iyo Maria waxay soo ogayaan qiimaha hilibka shiidan, markuu baakad ku jiro iyo marka la miisaayaba. Daniel iyo Lin waxay soo ogaanayan qiimaha khamiirka, burka, sharaabka iyo afmariska, halka Alan iyo Andreas soo ogaanayaan qiimaha basasha, suugada biisada iyo burcadka.
Markay dhammaan soo ogaadeen qiimaha, ayay haddana kulmeen waxayna qoreen waxay soo iibiyeen. Sidan bayna u egtahay:
1 kg bur | 11,10 kr |
1 baakad khamiir | 2,80 kr |
300 gm hilib shiidan oo la miisay | 99,90 kr kiiloogii |
400 g kjøttdeig pakke | 39,90 kr |
1 basal | 15,50 kr baakad 2 basal ku jiraan |
1 baakad suugada biisada | 20,90 kr |
1 baakad burcad shiidan | 26,90 kr |
2 1½ l kooko koola | 24,90 kr + qiimaha dhalo kasta |
1 baakad afmaris | 19,90 kr |